Diyaaradda Air France oo cillad ku qabsatay hawada sare iyo Duuliyihii oo go’aan qaatay

Mid kamid ah diyaaradaha shirkadda Air France ayaa waxaa lasoo daristay cillad xilli ay duulimaad ku jirtay, waxa ayna taasi keentay in duuliyaha diyaaradaasi si deg deg ah ugu dejiyo dalkii ay u socotay dal aan aheyn. Diyaaradan oo nuuceedu ahaa Boeing 777 ayaa isaga kala gooshaysay magaalooyinka Paris iyo Osaka, waxaana ku timid diyaarada … Continue reading Diyaaradda Air France oo cillad ku qabsatay hawada sare iyo Duuliyihii oo go’aan qaatay